Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Boosaaso.[Masawiro]

January 6, 2016 - Written by Editor

IMG_3916Boosaaso:-Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi yo Cabdiwali Sh.Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, dadweyne aad u fara badan iyo masuuliynta Gobolka Bari ayaa wafdiga Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya kaga hor tegay duleedka magaalada Boosaaso.

Wafdiga Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi , Cabdiwali Sh.Axmed ayaa socdaalka waxaa ku weheliya Siyaasi Cali Cabdi Awaare , Siyaasi Salaad Cali Jeele, Siyaasi C/raxmaan Baadiyoow, Xidhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ujeedka Socdaalka Wafdiga Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu salka ku hayaa in ay ka qayb galaan xafladda xariga looga jari doono maalinta Jimcaha oo taariikhdu ku beegan tahay 8-da Janaayo 2016 garoonka diyaaradaha Boosaaso.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online