Shirka wadatashig qaranka Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Kismaayo

January 14, 2016 - Written by Editor

kismaayoShirka madasha wadatashiga qaranka  Soomaalida ayaa  goor dhow ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose  waxaana shirka furay Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  u mahad celiyey dhamaan masuuliinta iyo martida ka soo qeyb gashay shirka wuxuuna ugu baaqay in ay ku dadaalaan in shirka uu miro dhalo ayna ka soo baxaan wax dan u ah umada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha J/land Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe)  ayaa haatan wada khudbadiisa wuxuuna soo dhaweeyey dhamaan masuuliinta ka soo qeyb gashay shirka isaga oo guul u rajeeyey shirka.

Shirka madasha wadatashiga qaranka  Soomaaliyeed ayaa waxaa looga fadhiyaa madaxda dalka in ay isku raacaan habka ugu habboon ee loo marayo doorashooyinka  la rajeynayo inay ka dhacdo Soomaaliya 2016-ka hadii alle idmo

Wixii warar ah iyo masawirada kala soco dhawaan Halgan.net

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online