Shirka wadatashig qaranka Soomaaliyeed oo maanta ka furmaya Kismaayo

January 14, 2016 - Written by Editor

shirka-wadatashigaShirka madasha wadatashiga qaranka  Soomaalida ayaa la filayaa inuu goor dhow oo maanta ah ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose  waxaana shirka furi doona Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey .

Shirka wadatashiga Soomaaliyeed ee lagu wado in uu maanta ka furmaya magaalada Kismaayo ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha DFS Kismaayo maamul-goboleedyada Galmudug ,Puntland ,J/land Koonfurgalbeed Soomaaliya iyo Madaxweynaha DFS ,beesha caalamka iyo marti sharaf kale oo badan.

Shirka madasha wadatashiga qaranka  Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu  go’aamiyo habka ugu habboon ee loo marayo doorashooyinka la rajeynayo inay ka dhacdo Soomaaliya  waxaana miiska saaran 4.5 iyo in qaab deegaan wax lagu soo doorto.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online