Shirkii Wadatashiga Madaxda Soomaalida ee ka furmay Muqdisho oo fashil ku dhamaaday.[Dhagayso]

January 25, 2016 - Written by Editor

drcaliMuqdisho:-Wasiirka Deegaanka dowladda Puntland Dr.Cali C/laahi Warsame oo ka mid ahaa xubnaha uga qayb galay dowladda Puntland shirka wadatashiga qaran ee galabta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Radio Gaalkacyo u sheegay in kulan ay iskugu yimaadeen madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka uu fashil ku yimid ka dib markii Khudbad uu madaxweynaha dowladda Fedeaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ka jeediyey shirka uu sheegay aragtidiisa ku aadan qaabka loo soo xulayo xubnaha baarlamaan ka ee DFS 2016 uuna ka dhigay in qaabkaas madaxdu ay ku soo hishiisay arrinkaas oo keenay in wax natiijo ah aysan ka soo bixin shirkii galabta ka dhacay Muqdisho.

Wasiirka Deegaanka dowladda Puntland Dr.Cali Cabdulaahi Warsame ayaa sheegay in madaxweynayaasha Puntland , Jubaland iyo gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay sheegeen in wax aragti ah oo loo dhan yahay oo lagu hishiiyey shirkii Kismaayo aysan jirin.

Hoos ka Dhagayso waraysigii uu Radio Daljir siiyey Wasiirka Deegaanka dowladda Puntland Dr.Cali Cabdulaahi Warsame

[audio: http://daljir.com/resources2/files/Waraysi%20Dr%20Cali%20Cabdi%20Warsame.MP3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online