Siyaasi Dr.C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Fashilka ku yimid Shirkii ka dhacay Kismaayo.[Dhagayso]

January 18, 2016 - Written by Editor

baadiyowBoosaaso:-Idaacadda SBC ayaa waxaa waraysi gaar ah kala yeelatay Dr. C/raxmaan Macalin C/laahi Baadiyow oo ka mid ah siyaasiyiin Soomaaliyeed una tartamay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka in ay masuul ka tahay fashilka ku yimid shirka madasha wada tashiga ee lagu qabtay Kismaayo.

Siyaasi Dr. C/raxmaan Macalin C/laahi Baadiyow ayaa waraysiga siiyey Idaacadda SBC xili uu ku sugan yahay magaalada Garoowe isagooa sheegay in ay wadaan shirar iyo kulamo ay la yeelanayaa madaxad , Issimada , Aqoonyahanka ,iyo Culmada ku nool Puntand ka dibna ay u sii gudbi doonaa gobolada kale ee dalka.

Hoos ka Dhagayso waraysiga ay idaacadda SBC la yeelatay Dr. C/raxmaan Macalin C/laahi Baadiyow

[audio:http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2016/01/Wareysi-Cabdirixmaan-Baadiyow-SBC.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online