Suldaan Cabdi Qani Qorane oo ka tacsiyeeyey geeridii Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif

January 4, 2016 - Written by Editor

suladanGaalkacyo:-Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane oo ka md ah Issimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii shalay  ku timid Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif, oo ahaa Issim weyn oo laga yaqaan Soomaaliya kuna geeriyooday magaaada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Eng Suldaan Cabdi Qani Qorane  ayaa waxaa uu tacsi u dirayaa Umada Soomaaliyeed iyo Ehelada Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif iyo dhamaan shacabka ku dhaqan gobalka Hiraan wuxuuna alle uga baryey umada Soomaaliyeed iyo badal khayr qabo siiyo uuna janatul Firdoos ka waraabiyo Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif.

Sheekh Suladaan Cabdi Qani Qorane ayaa wuxuu haatan socdaal dacwo ku marayaa dalka S/Afrika halkaas oo uu ka socday Mutamar Islaami ah oo ay soo qabanqaabisay Musasat Al-Bayaan.

Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane
Gaalkacyo,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online