Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Weli Gaas Oo Boosaso Ku soo wajahan

January 28, 2016 - Written by Editor

GAAS1Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa in ay maanta dib ugu soo laabtaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ka dib markii uu ka soo qeyb qaatay shirkii watashiga qaran kaas oo ay qaadacday Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay shirjaraa,id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho wuxu diiday warmurtiyeed DFS iyo wakiilka QM u Fadhiya Soomaaliya ay isla qaateen wuxuuna sheegay in aysan Marnaba soo qaadan doonin wax aysan u wakiilan shacabka Puntland dan ugu jirin .

Wafdiga Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa goordhow ka soo Amba-bixi doonaan Magaaladda Muqdisho waxaa diyaar garow ka socdaa lagu soo dhaweynayo  Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaaso .
M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online