Wariye Xuseen Xassan Cade oo koox afka duubtay ay dhaawac ugu geysteen Buuhoodle.[Video]

January 9, 2016 - Written by Editor

ggBuuhoodle:-Wariye Xuseen Xasan Cade oo ka howl gala warbaahinta deegaanada Buuhoodle ayaa la soo gaadhsiiyey dhaaawiciisa Cusbitaalka Al-Manhal ee magaalada Laascaanood. Wariyaha oo habeen hore jir dil loogu gaystay gudaha magaalada Buuhoodle ayaa la hadlay warbaahinta , isaga sheegay in koox aanu garanayn haybtooda ay jir dil iyo dhaawac u gaysteen.

Dhinaca kale Hooyada Wariyahan oo Cusbitaalka kula sugnayd ayaa nooga warantay dhibaatada gaadhay inankeeda iyada oo ugu baaqday in si deg deg ah wax looga qabto dhibaatada la gaadhsiiyey inankeeda.

Mowliid Ismail Diged
Lascaanood,Somaia

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online