Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedhros Adhanom oo gaaray Kismaayo

January 10, 2016 - Written by Editor

AdhanomWararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in saaka wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedhros Adhanom uu   gaaray magaalada Kismaayo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedhros Adhanom ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyey madaxada Maamulka J/land  waxaana wasiirku uu ka qeyb gali doonaa shir wadatashiga hanaanka doorashada ee 2016 kaas oo maalinta birito ah ka furmaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.

Waxaa sidoo kale saaka soo gaaray magaalada Kismaayo wafdi ka socda IGAD  iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka.Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online