Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashad Puntland Dr.Cali Xaaji “Ka mid ma ahi Siyaasiyinta Fashilmay ee Shacabka Jahwareerinaya”[Dhagayso]

January 28, 2016 - Written by Editor

cali-xaaajBoosaaso:-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa ka hadlay Mowqifka dowladda Puntland ay ka qaatay g’aankii dowladda federaalka Soomaaliya ay ka soo saartay shirkii wadatshiga ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayna ka qayb galeen Madaxda Soomaalida iyo xubnaha beesha caalmakee taageera soomaaliya.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu bogaadyey go’anka uu qaatay madaxweynaha Puntland Dr Gaas oo ah in uu talada ku soo celiyey shacabka iyo golayaasha dowladda Puntland waxaan uu ugu baaqay in la qabto shirweyne qaran.
Hoos ka Dhagayso waraysiga SBC la yeelatay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame.

[audio: http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2016/01/WAREYSI-Dr-Cali-Xaaji-Warsame-SBC-By-Yuusuf-Cabdi-Shire.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

SBC/Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online