Xaflada xariga looga jarayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso oo socota.[ Daawo Live]

January 8, 2016 - Written by Editor

masuuliinWararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya inay furantay xaflad balaaran oo xariga looga jarayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso oo uu dhamaaday dhismaha wajigiisii koowaad.Amaanka Garoonka Diyaaradaha iyo guud ahaan magaalada Boosaaso ayaa amaaneeda aad loo adkeeyey waxaana xaflada furitaanka goob joog ka ah Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud ,Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo marti sharaf kale oo tiro badan.

Xaflada Furitaanka Garoonka magaalada Boosaaso ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay culuma.udiin  iyo Isimada iyo waxgarad badan oo Soomaaliyeed Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa kalimad waano iyo alle ka cabdi ah ka jeediyey haatan munaasabada xariga looga jarayo Gaoonka Boosaaso wuxuuna si gaar ah ugu mahad  celiyey  masuuliinta DFS go,aankii ay dalka kaga  ceyriyeen safaarada Iran iyo dhamaan hay,daha hoos taga .

Hoos ka Daawo Xaflada xariga looga jarayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso oo socota Live

Faaah faahinta dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaah.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online