Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari Nabadoo Xarago ”Waa wax laga xumaado dhibka ka dhacay Boosaaso.[Dhagayso]
(February 1, 2016)
Boosaaso:-Ugu yaraan hal qof ayaa lagu soo warramayaa inuu ku geeriyooday dhowr kalena ay ku dhaawacmeen bananbaxyo rabshado wata oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qofka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Gaas oo booqday Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Boosaaso.[Cod/Masawiro]
(February 1, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01-Feb-2016 kormeer booqasho ah ku tegey Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee magaalada Boosaaso oo ka-mid ah Jaamacad
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmey Diblomaasiyiin ka tirsan AMISOM
(February 1, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa xalay magaalada Addis Ababa kulamo kula qaatey iyo diblomaasiyiin caalami ah. Madaxweynaha waxaa uu kulan loog