Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Ergaygga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay (SRSG) Michael Keating
(February 4, 2016)
Kismaayo:- Ergaygga Gaarka ah  ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa waxaa uu soo dhaweeyay ogolaanshaha hoggaamiyaasha maamulka Jubbaland ay ogolaadeen go'aankii
Xaalada Caafimaad ee Sh Maxamed Cabdi Umal oo aad u Wanaagsan
(February 4, 2016)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu baryahaan danbe u joogay dalka India xaalada Caafimaad waxaana Sheekh lagu sameeyey qaliin dhanka kilada ah oo buro yar laga jaray xaaladiisa caafimaadna aad ay
Madaxweynaha Puntland “Dowladda iyo shacabka Puntland waxay ka tashan doonaan sidii aan Soomaaliya ka yeeli lahayn”.[Cod/Masawiro]
(February 4, 2016)
Garoowe:-Soo dhoweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qabayb qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Puntland
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Gaas oo Qardho lagu soo dhaweeyey.[Masawiro]
(February 4, 2016)
Qardho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaami nayo ayaa saaka 04-Feb-2016 kasoo amba-baxay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari isagoo ku