Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa ee Helsinki uu maanta ka jeediyey Sh.Abyad.[Daawo Video]
(February 5, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta oo Jimca ah Masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ka jeediyey Khudbadii Jimcaha Sh.Cabdiraxmaan Abyad waxaan uu Sheekhu uu ka hadlay Taqwada Alle iy
Nadwo ku saabsan Ahmiyada Aminga uu u leeyahay Bulshada oo lagu qabtay Masjida Rowda ee Boosaaso.[Masawiro]
(February 5, 2016)
Boosaaso:-Habeenimadii jimcaha  Bishuna ahayd 1437/04/26”H” Kuna beegnayd 2016/02/4 ayaa Waxaa Masjidka  Al Rowda ee Magaalada Boosaso  kabiowday olole wacyi galin ah . Ololahan oo  bulshada
Xaflad loo qabtay Arday dhamaysay Hikaada Schoolka Daaru Hidaaya ee magaalada Garowe.[Masawiro]
(February 5, 2016)
Garoowe:-Xafladdan oo ay ardaydiisa uu u qabtay Schoolka Hoose Dhexe Iyo Xifdinta Qur’aanka ee Daaru Al-Hidaaya ee Garoowe ayaa noqonaysa tii ugu horaysay ee Puntland  ka dhacda  islamrkaana la si
Al-shabaab oo la wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose
(February 5, 2016)
Marka:-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay la wareegeen magaaladaasi ka dib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Sooma
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay Puntland ka caawiyaan Abaaraha.[Cod/Masawiro]
(February 5, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05-Feb-2016 kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira kuwo c