Natiijadii ka soo baxday baaritaan lagu sameeyey Qaraxii diyaaradda Daallo.[Video]
(February 6, 2016)
Muqdisho:-Baaritaano lagu sameeyey diyaaradii Daallo Airlines AIRBUS 321 flight nambarkeeduna ahaa 3159 una socotay Djibouti, ayna saarnaayeen 74 qof oo rakaab ah iyo 7 shaqaale ah, ayaa 20 daqiiqo oo
Magaalada Marka oo mar kale u gacan gashay Kooxda Al-shabab
(February 6, 2016)
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarrunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyaadka al-Shabaab ay dib u qabsadeen magaalada Marka duhurkii maanta. Dagaal muddo kooban s
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo dib u qabsaday magaalada Marka
(February 6, 2016)
Marka:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si wadajir ah saxaafadda ug