Wafdi ka socda Beesha caalamka oo maalinta beri ah soo gaari doona Garoowe.[Dhagayso]
(February 8, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa sheegaya in maalinta birito ah ay soo gaari doonaan magaalada Garoowe wafdi ka socda beesha Caalamka oo uu hogaami
Issimada Puntland oo si adag u diiday 4.5 ka dib kulan ka dhacay xarunta PDRC.
(February 8, 2016)
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in maanta Issimada Puntland ay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta PDRC. Kulanka ayaa waxaa ay isimada uga
Daalo: Nama Saameyn Doono Qaraxa Diyaaradda.[Dhageyso]
(February 8, 2016)
Shirkdadda diyaaradaha ee Daalo ayaa sheegtay in qaraxii toddobaakdii hore uusan wax saamayn ah muddada fog ku yeelan doonin hawlahooda duulimaadyada ee magaalada Muqdishu. Shirkaddu waxay xaqiijis
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliy oo tegay degmada Hobyo
(February 8, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka safar aan horay loo shaacin ku tegay degmada Hobyo ee Gobolka Mudu
Xidhibaan Faarax Macallin oo ka hadlay sababaha ay ciidanka AMISOM uga baxeen Marka.[Daawo]
(February 8, 2016)
Nairobi:-Xidhibaan Faarax Macallin oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka ee Kenya ayaa waxaa uu ka hadlay Ciidamada AMISOM ee jooga gudaha dalka Soomaaliya iyo u jeedooyinkooda qarsoon oo ah in aysan marna