Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo ka hadlay kulankii ay la qaateen Michael Keating.[Dhagayso]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Siyaasiga Cali Cabdi Awaare Oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii maanta ka qeybgalay shir saaka ay siyaasiyiin ka tirsan Puntland ay la qaateen wafdi ka tirsan beesha caalamka oo uu hogaaminayo erga
Ra’iisul wasaaraha DFS oo la kulmay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta.[Masawiro]
(February 10, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Maxamed Cali “ Kediye
R/Wasaare Sharmaarke “Soomaaliya iyo Ciraaq waxaa ka dhexeeya xiriir soo jireen ah.[Masawiro]
(February 10, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii ho
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan muhim ah la yeeshay Beesha Caalamka (Masawiro)
(February 10, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey , Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa galabta 10-Feb-2016 ma
Mutamarkii Islaamiga Ee 14aad oo ka bilaaban doona dalka Norway
(February 10, 2016)
Oslo:-Waxaaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan dalka Norway iyo wadamaba waqooyiga Yurub in uu si habsami leh uu u bilaaban doono Mutamarkii Islaamiga ahaa ee 14 kaas oo sanad walba lagu qa
Halgan.net oo heshay Nuqul ka mid ah qoraalkii loo gudbiyey beesha caalamka.[Masawiro]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah qoraal ay saaka u gudbiyeen siyaasiyiin labo garab ah oo ay kala hogaaminayeen Madaxweynihii hore dowladda Puntland Dr.C/ra
Wasiir Diini “Hambalyo Sanad-guurada 51-aad ee Aas-aaska Ciidamadda Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed.
(February 10, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed sanad guurrada 51aad ee kasoo wareegatay markii
Nuur Shire Osman oo Golaha 88 uga waramay kulankii ay la qaateen beesha caalamka.[Dhagayso]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Golaha 88 ayaa waxaa uu waraysi gaar ah la yeeshay gudoomiyaha bulshada rayidka Noor Shire Osman oo shir gudoominayey kulankii ay beesha caalamka ay la yeesheen bulshada rayidka ee ka dhacay
Maanso Gocosho Dr. Khadar Cumar Jaamac
(February 10, 2016)
Maansadan waxaa la yiraahdaa gocasho waxayna ka waramaysaa xaalada ay marayso ummada Soomaaliyeen. Qayb ka mid ah hore ayaan u faafiyey haddana waa iyadii oo dhamaystiran. 1:Aduunyadu waa giraan 2:G
Baarlamaanka Dowlada Puntland,Isimada,Siyaasiin iyo bulshada rayidka oo diiday 4.5 (Masawiro)
(February 10, 2016)
Garoowe: wafdigii uu hogaaminayey ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay Golaha Baarlaaanka dowladda Puntland si uu ugu qanci

Next Page »