Kulankii dhexmaray wafdigii beesha caalamka iyo golaha baarlmaanka ee Puntland.[Masawiro/Video]
(February 12, 2016)
Garoowe:-Waa kulankii ay wafdigii beesha caalamka ee uu hogaaminayey wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Michael Keating ay la qaateen golaha Baarl
Khudbadii Jimcaha ee uu ka Jeediyey Masjidka Al-huda Sh Cabdiweli Sh Maxamuud.[Daawo]
(February 12, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ka soo jeediyey Masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland Sh.Cabdiwali Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf isagoo Sheekhu khudbada maanta ay la xir
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Dr Aadan Sh Cali.[Daawo]
(February 12, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sheekh Dr Aadan Sh Cali wuxuuna kaga hadlay Maalint
Siyaasi Dr.Cali Xaaji Warsame oo ka waramay wax ay kala hadleen Wafdigii beesha caalamka.[Dhagayso]
(February 12, 2016)
Garoowe:-Siyaasiga reer Puntland, Dr.Cali Xaaji Warsame, oo u warramay Golaha88 ayaa sheegay in kulankii ay la qaateen ergo ka socotay beesha caalamka oo uu hogaaminayay wakiilka Qaramada Midoobay ee
Madaxweynaha DFS Xasan Sh.Maxamuud oo gaaray magaalada Munich ee dalka Jarmalka
(February 12, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa ka degey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka, isagoo ka
Madaxweynaha PL oo Madaxtooyada shir kula qaatay gudiga tayaynta yo shaqo qorista.[Masawiro]
(February 12, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista qa
Barmaamijkii Islaamka iyo Bulshada Sh Axmed Cabdisamad.[Daawo]
(February 12, 2016)
Muqdisho:-Waxaa muxaadaro kooban oo uu Sh Axmed Cabdisamad uu jeedyey ka dib markii uu marti u noqday Tv-ga SNTv laguna casumay barmaamij gaar ah oo loogu magacdaray Islaamka iyo Bulshada waxaan uu sh
Puntland oo beesha caalamka la wadaagay aragtidooda ku aaddan hanaanka doorasho
(February 12, 2016)
Garoowe:- Wefdi caalami ah ayaa maanta soo gabagabeeyay booqasho sadex maalmood qaadatay oo uu ku tagay dowladda Puntland. Wefdigu wuxuu ka koobnaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Mido