Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis oo Abaalmarino ku bixisay Kal-dhaqameedkii 2aad ee Jaamacadda Bariga Afrika.
(February 15, 2016)
Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa Barnaamijkan ugu magac dartay‪ Mahiigaan ka‬ Golis HAFRIINYO MAAHEE WAA HUBAAL kaasoo si weyn u xiisa geliyey dhammaan dadkii ku sugnaa madasha dhaqanka. Ba
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay guddiga doorashooyina Puntland.[Dhagayso]
(February 15, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta uu magacaabay 5 xubnood oo ka mid noqon doona gudiga doorashooyinka Puntland oo in mudo ah la sugayey ahaan balanq
Ra’iisul wasaaraha DFS oo Ciidamadda Ammaanka ugu baaqay in Cadaaladda la horkeeno kooxihii ka danbeeyey dilkii Muxyadiin Maxamed Xaaji
(February 15, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Marxuum M
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dawladdii KMG Muxyadiin Maxamed oo Muqdisho lagu dilay
(February 15, 2016)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho wasiirkii hore ee gaashaan-dhigga dowladda KMG ee uu Ra'iisul wsaare ka ahaa Nuur Xassan Xuseen Nuur Cadde.  Allaha u naxa
Puntland oo mar kale baajisay safar uu Ra’iisul wasaare Sharmaake ku tegi lahaa Garoowe
(February 15, 2016)
Muqdisho:-Warar hoos oo ay heshay Halgan.net ayaa sheegay in wafdi ka socda DFS oo hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake la filayey in ay so
Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Gaas oo la filayo in beri ay u dhoofaan Itoobiya
(February 15, 2016)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinta beri la filayaa inuu safar ku aado dalka Itoobiya walow aan ilaa hadda si rasmi ah madaxda dow
Al-Karam Ololhaha la dagaalanka Qabyaalada ka bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.[Masawiro]
(February 15, 2016)
Laascaanood:-Xafiiska Dacwada iyo Horumarinta gobolka Sool ee Al-Karam ayaa qabtay kulan lagu soo bandhigayo Ololaha la dagaalana qabyaalada iyo walaalayanta bulshada ku dhaqan gobolka Sool. Munaasaba
Wafdi uu horkacayo Michael Keating oo safar ku tegay magaalada Baydhabo.[Masawiro]
(February 15, 2016)
Baydhabo:-Danjirayaal iyo wakiillo ka kala socda beesha caalamka , Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub, Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Uganda – oo uu hogaaminayay Ergeyga Gaarka ah e
Dawladda Puntland oo baaq ku aaddan u gargaaridda dadka ay abaaruhu Aafeeyeen u diraysa shacabka Puntland Gude iyo Dibadba
(February 15, 2016)
Garoowe:-Dawladda Puntland oo baaq ku aaddan u gargaaridda dadka ay abaaruhu Aafeeyeen u diraysa shacabka Puntland Gudaha iyo Dibadba [singlepic id=28963 w=900 h=800]