Qarax lala Rabay Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo la fashiliyey [Dhagayso]
(February 17, 2016)
Kismaayo:-Ciidamada amaanka magaalada Kismaayo ayaa galabta fashiliyey qarax miino oo lagu xidhay Gaariga Wasiir ka arrimaha Bulshada Maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamed. Ciidamada amaanka aya
Masjid jaamicii ugu horreeyey degmada Shibis (Bilaaja carab) oo dib loo dhisayo.[Masawiro]
(February 17, 2016)
Muqdisho:-Masjid jaamica Ibbi ee degmada Shibis markii ugu horeysay waxaa la dhisay sanadkii 1933kii, waxaana dib loo dhisay 1971kii. Masjidku wuxuu ku fadhiyaa 900 m2, waxaana markiiba ku tukan kara
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo ka wada hadlay Geedi-socodka Doorashooyinka 2016-ka.[Masawiro]
(February 17, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas  oo maalintii labaad ku sugan magaalada Addis Ababa ee  Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa 17-Feb-2016 waxaa casho sharaf u sam
Madaxweynaha dowladda Puntland oo la kulmay masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya.[Masawiro]
(February 17, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland Dr.C/weli Xirsi Cabdulle iyo Wakiilka Puntland ee Itoobiya Mahad Faaraax Gaas
Mu’assasada Minhaaj Galdogob oo kulan soo dhawayn ah u samaysay Qurbajoogta deegaanka.(Masawiro)
(February 17, 2016)
Galdogob:-Kulanka oo ahaa mid soo dhawayn ah ayey Mu’assasadu qado sharaf ugu samaysay qaybo ka mid ah qurbajoogta oo siyaabo kala duwan deegaanka u soo booqday, kulankaasoo ka dhacay  xaru
Iskuulka Imaamu Shaafici ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo horumar wayn ku tilaabsaday.[Masawiro]
(February 17, 2016)
Gaalkacyo:-Dugsiga H/dhexe ee imaamu-shaafici Gaalkacyo oo ka mid ah Iskuulada ugu faca wayn magaaladaas ayaa sanadkaan waxaa lagu sameeyey dib u habayn casri ah, iyadoo awalba uu caan ku ahaa inu
Xaflada Qalin Jabinta oo lagu qabtay Mac-Hadka Dr Axmed X.C/raxmaan (Daawo)
(February 17, 2016)
Garoowe:-Xafladdaan oo ahayd mid si heersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday Xarunta Wey Ee Dr Axmed College magaalda Garowe waxaana looqabtay in kabadan 43arday oo kaqalin jabiyay Mac-hadka waxaan
200 oo Hooyo oo loo soo Gabagabeeyey tababar ku saabsan nolosha Qoysnimo.[Masawiro]
(February 17, 2016)
Laascaanood:-Tababarkan oo loo qabtay Hooyooyinka magaalada Laascaanood ee xarunta Gonolka Sool ayaa lagu barayey nolosha Lamaanaha iyo fahanka nolosha qoysnimo ee ay ku dhisan tahay qoyska iyo labada
Dr Saadiq Eenow iyo Dr Cali Xaaji Warsame oo soo dhaweeyey gudiga doorashooyinka Puntland.[Dhagayso]
(February 17, 2016)
Swedan:-Wasiirkii hore ee caafimaad dowladda Puntland Dr.Saadiq Eenow ayaa waxaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxaa uu soo dhaweeyey guddiga doorashada Puntland oo dhawaan uu magacaabay m
Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland oo maanta Xilka loo dhaariyey (Masawiro)
(February 17, 2016)
Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo dhowaan uu xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha

Next Page »