Ra’iisul Wasaaraha DFS oo qado sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada oo ku matalayay Qaranka Soomaaliya.[Masawiro]
(February 19, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Ciyaartooydii 11-jirada oo ku matalayay Qaranka Soomaal
Tababar ku saabsan tayaynta Hay’adaha Dowliga ah ee Dowladda Puntland oo soo idlaaday.[Masawiro]
(February 19, 2016)
Nairobi:-Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa  waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Dowladda Puntland ee Xafiiska Madexweynaha iyo Guddiga
Barnaamijkii Dalmar iyo Yusuf Nuur Osman Keenadiid.[Daawo]
(February 19, 2016)
London:-Waa Barnaamijkii Dalmar oo laga sii daayo Puntland TV waxaan barmaamijka marti u ah Qoraa Yusuf Nuur Osman Keenadiid oo isagu hido raac u leh qoy caan ku ah dhinac Afka- Soomaaliga iyo Suugaan
Mu’asasada Al-minhaaj faraca gobolka bari oo soo gabagabaysay ololihii wacyi galinta dugsiyada Sare ee Boosaso .
(February 19, 2016)
Boosaaso:-Ololahan ku Saabsana Wackigelinta Amniga iyo kadigida qabyaaladda ayaa iskugu jirey Qaybo kala duwan sidda Muxaadarooyin lagu Qabtay Dacwa shaaricyada Magaalada Boosaaso ,Khudbadaha Masaajid