Machadka Imam Al-Muzani oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Arday (Masawiro)
(February 21, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa lagu qabtay xarunta Mac hadka imam almuzani xaflad Shaadooyin lagu gudoon siinayay dufcadii kowaad ee ka qalin jabisay mac hadka, waxaa xaflada ka soo qeyb galay qeybaha bulshad ee ka
Hey’adda socdaalka oo dib uga laabatay amarkii ahaa in la joojin doono duullimaadyada Hargeysa
(February 21, 2016)
Muqdisho:-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha hoggaanka laanta socdaalka iyo Jinsi yadaha Jeneraal Gaafoow ayaa dib uga noqday xayiraad dhinac duulimaadka ee u kala gooshi jiray Muqdisho iy
Qaylo dhaan ku Aadan Abaaraha iyo Biyo La’aanta ka jirta deegaano badan oo ka mid ah Puntland.[Masawiro/Video]
(February 21, 2016)
Garoowe:-Hay'adda Haro Xafiiskeeda Puntland ayaa fariin qaylo dhaan ah waxaa ay u dirtay Umadda Islaamka guud ahaan gaar ahaan umada Soomaalida meelkasta oo ay joogaan waxaana qaylo dhaantaan Hay'addu
Mowqifka dowladda Puntland ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee Dawladda Federaalka Soomaaliya
(February 21, 2016)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Puntland ayaa  waxaa lagu xusay qodobo dhowr ah laga bedelay Dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay dhowr jeer oo hore madaxda Puntland sheege