Agaasimaha Macdanta iyo Batroolka Puntland oo waraysi siiyey golaha 88.[Dhagayso]
(February 22, 2016)
Agaasimaha Macdanta iyo Batroolka Puntland, Ciise Maxamuud Dhoolawaa, ayaa wareysi khaas ah siiyay Xarunta Gorfeynta iyo Falanqeynta Siyaasadda ee 88, wuxuuna ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Ma
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta
(February 22, 2016)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wa
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo ka qayb galay Mashruuc ku shaqaynaya Tamarta Cadceeda oo laga hirgeliyey Garoowe.[Masawiro]
(February 22, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxwey naha Eng. C/xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camey  ayaa maanta 22-Feb-2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu daah f
Afhayeenka dawladda Puntland dib u eegista lagu sameeyay Dastuurka waa hagal-daacinta Nidaamka Federaalka.[Dhagayso]
(February 22, 2016)
Gaalkacyo:-Afhayeenka dawladda Puntland C/laahi Maxamed Jaamac Qur'aanjecel oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljri ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Mow qifka dowladda Puntland ee ku aadan War-sa
Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan DFS oo ka socda degmada Cadaado
(February 22, 2016)
Cadaado:-Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado oo xarunta KMG u ah Gal-Mudug ayaa sheegaya in duleedka degmada Cadaado ee Gobolka Gal-gaduud uu ka soconayo dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan