Weerar Caawa fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho
(February 26, 2016)
Muqdisho:-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar caawa fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho waxaana weerarka uu ahaa weerar ismiidaamin ah waxaana xigay dagaaal toos ah oo dhexmar
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait (Masawiro)
(February 26, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo dalka Masar uga qeybgalay shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha Carabta ayaa kulan gaa
Faaqidaadda: Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya.[Dhagayso]
(February 26, 2016)
Istanbul:-Magaalada Istanbul waxaa dhowaan lagu soo geba geebeyey shirkii Iskaashiga Heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya iyo ku
Warmurtiyeed:Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir Istanbul 23-24 Febraayo 2016
(February 26, 2016)
Wakiillo ka kala socda 46 dal iyo 11 hay’adood oo caalami ah ayaa iskugu yimid magaalada Istanbul 23ki iyo 24ki Febraayo 2016 si ay uga qaybqaataan shirka sadexaad ee heer Wasiir ee Madasha Iskaashi
Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan St. Paul iyo Minneapolis
(February 26, 2016)
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ii ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah St. Paul iyo Minneapolis ,Waxaa lagu wargalinayaa in Masaajidka AS-Sunnah Islamic Centet ee Magaalada St. Paul uu idiin soo diyaari