Daalo: Nama Saameyn Doono Qaraxa Diyaaradda.[Dhageyso]

February 8, 2016 - Written by Editor

daaloShirkdadda diyaaradaha ee Daalo ayaa sheegtay in qaraxii toddobaakdii hore uusan wax saamayn ah muddada fog ku yeelan doonin hawlahooda duulimaadyada ee magaalada Muqdishu.

Shirkaddu waxay xaqiijisay in ninka la tuhnsan yahay inuu watay kombiyuutarka qaraxu ku rakibnaa uu horey u goostay tikidh ay leedahay shrikadda diyaaradaha ee Turkiga, uuna ku talogalku ahaa inuu diyaaradaasi raaco ka hor intii aan duulimaadkaasi baaqan.

Haaruun Macruuf ayaa khgadka telefoonka ee imaaraadka Craabta kula xidhiidhay Madaxa shirddaasi Maxamed Ibraahim Yaasiin-Colaad, waxana uu ugu horrayn weydiiyey macluumaad dheeri ah haddii ay ka heleen dhinaca dawladda Soomaaliya oo ku saabsan baadhitaanka.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online