Gaaraad Cadulaahi Cali Ciid ”Issimadu waa diideen Nidaamka 4.5”.[Dhagayso]

February 10, 2016 - Written by Editor

ciidGaroowe:-Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa waxaa uu Radio daljir uga waramay kulan ay Issimada Puntland la qaateen wafdgii beesha caalamka ee uu hogaaminayey ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay Michael Keating oo looga wada hadlay go’aankii ay dowladda federaalka soomaaliya ee ka gaartay doorashada 2016 in lagu saleeyo nidaamka 4.5.

Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa waxaa uu sheegay in beesha caalamka ay u sheegeen in aysan marnaba aqbalayn n dib loogu noqdo ndaamkii 4.5 isagoona sheegay in ergayga gaarka qaramada midoobay ay Issimadu u sheegeen in uusan runta ka sheegin qaabka loogu kala aragti duwan yahay dorashada 2016 ayna jir madax Soomaliyeed oo ku hishiisay shrkii wada tashiga ee ka dhacay Muqdsho.

Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo u waramaya Radio Daljir

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Afhayeenka-Isimada.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online