Ganacsade Xirsi Aadan Aruurshe oo loo yaqiinay (Xirsi Aduunyo) oo lagu dilay Boosaaso

February 2, 2016 - Written by Editor

bistaBoosaaso:-Allaha U naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ganacsade caan ka ahaa magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka bari , Ganacsadaha ayaa waxaa lagu magaciisa la yiraahdaa Xirsi Aadan Aruurshe oo loo yaqiinay (Xirsi Aduunyo). Ganacsadaha caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu ahaaa Mulkiilaha Shirkadda HUBAAL ee Boosaso waxaan la sheegayaa in dilka ay geysteen 4 dhalinyaro ah oo gaari watay ayna ciidanku ay hadda wadaan baaritaan.

Dilka ganacsadaha Xirsi Aadan Aruurshe oo ku magaca dheeraa (Xirsi Aduunyo) ayaa yimid ka dib markii shalay ay magaalada Boosaso ay ka dhaceen banaanbax sababay dhimasho iyo dhaawac ayna soo abaabuleen masuuliyiin horay xilal kale duwan uga soo qabtay Gobolka Bari kana tirsanaa xukuumada uu madaxweynaha ka ahaa Dr Cabdiraxmaan Faroole.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online