Jamacadda Islamiga Najax Burco Heshiis Caalamiya la Gashay Jamacad ku Taala Malaysia (Daawo)

February 16, 2016 - Written by Editor

IMG-20160203-WA0002Burco:-Jaamacada Najaax oo ka mid ah Jaamacadaha sida xowliga u horumaraya ayaa waxaa ay heshiis la saxiixdeen is afgarad ah Jaamacada Al-Madiina Al-Caalamaiya ee dalka Malesia waxaana heshiiska u saxiixay Jaamacada Al-Madiina Al-Caalamiya  Ustaad Dr Maxamed Bin Khaliifa Al-Tamiimi .Halka Jaamacada Najaax uu u saxiixay Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame.

Madasha Shirka lagu kala saxiixday ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wakiilo ka kala socda labada Jaamacadood ee Jaamacada Najaax ee Burco iyo Jaamacada Al-Madiina Al-Caalamiya waxaana si gaar loogu mahad celiya Sh Dr.Haaruun oo dowr weyn ka qaatay xiriirka laba Jaamacadood.

Maxaa ka Taqaan Jaamacada Najaax ee magaalada Burco Halkan ka Eeg

Hoos Ka Daawo Jamacadda Islamiga Najax Burco Heshiis Caalamiya la Gashay Jamacad ku Taala Malaysia (Daawo)

Halgan.net
Burco
S/land

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online