Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa ee Helsinki uu maanta ka jeediyey Sh.Abyad.[Daawo Video]

February 5, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-02-05-04h35m46s120Helsinki:-Waxaa maanta oo Jimca ah Masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ka jeediyey Khudbadii Jimcaha Sh.Cabdiraxmaan Abyad waxaan uu Sheekhu uu ka hadlay Taqwada Alle iyo qof kasta in uu xasuusto in maalin uu dhiman doono sidaas darteedna loo baahan yahay in qof walba uu qaato Sahay.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Abyad ka jeediyey masjidka Al-hudaa ee Helsinki

Masjidka Al-hudaa
Helsinki, Finland

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online