Kulan looga hadlayey Sicir bararka Xafladaha Aroosyada oo lagu qabtay magaalada Linköping (Masawiro)

February 29, 2016 - Written by Editor

2Linköping:-Culimada iyo aqoonyahanada magaalada Linköping, ayaa shalay soo bandhigay warbixin la xiiriirta kharashka ku baxaya xafladaha aroosyada Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sweden gaar ahaan magaalada Linköping.

Warbixintaas ay soo bandhigeen Culumada iyo aqoonyahanada magaalada Linköping waxaa lagu sheegay afti laga qaaday da,yarta doonaysa inay guursato oo isugu jira gabdho iyo wiilal.Da, yartu waxay walaac ka muujiyeen kharashka tirada badan ee arooska kubaxa .

Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Linköping ayaa intooda badan waxay isku raaceen in kharashka arooska la dhimo, haddii kale waxaa adkaan doonto ayay yiraahdeen in la guursado oo la dhiso qoys wanaagsan.

Warbixinto ay soo gudbyeen Culimada iyo aqoonyahanada magaalada Linköping, waxay soo bandhigtay sidii xal looga heli lahaa, sicir bararka xafladaha aroosyada.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online