Kulankii dhexmaray wafdigii beesha caalamka iyo golaha baarlmaanka ee Puntland.[Masawiro/Video]

February 12, 2016 - Written by Editor

DSC00251Garoowe:-Waa kulankii ay wafdigii beesha caalamka ee uu hogaaminayey wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Michael Keating ay la qaateen golaha Baarlamaanka dowladda Puntland. Waftiga beesha caalamka aya intii ay ku sugnaayeen Garoowe waxaa ay ulamo gaar gaar ah la qaateen siyaasiyiin, bulshada rayidka, Issimada, Waftiga beesha caalamka ayaa waxaa ka mid ahaa Danjiraha Maraykanka Ambassador David Kaeuper, Danjiraha Midowga Yurub Ambassador Tom Vens,(Representative), Danjiraha Ingiriiska Ambassador Harriet Methews , Danjiraha Talyaaniga Ambassador Fabrizio Machelli , Danjiraha Iswiidhan Ambassador Mikeal Lindvall, Danjjiraha Midowga Afrika Hon Laydia Wanyoto, Muntende(Deputy SRCC), Danjiraha IGAD Ambassador Mohamed AFFEY, Danjiraha Uganda Ambassador Mugisha K.Nathan iyo Danjiraha Itoobiya Ambassador Jamaludin Mustafe.

Hoos ka Daawo Kulankii dhexmaray wafdigii beesha caalamka iyo golaha baarlmaanka ee Puntland

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online