Maxaa sabab u ah Weerarada Al-shabab ee sii Kordhaya ? [Dhagayso]

February 29, 2016 - Written by Editor

Waxaa sii kordaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena way ku dhaawacmeen.Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay dad u soo qabqabteen qaraxyadii shalay. Haddaba Maxaa u suurta gelinaya ururka Al-Shabab inay fuliyaan weeraradan soo noq noqonayay bilhii u dam beeyay. Wariyeheena Maxamed Colaad Xasan ayaa su’aashaas iyo kuwo kalebe weydiiyay, agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi.

Hoos ka Dhagayso waraysiga agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi.


Source VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online