Mutamarkii Dhalinyarada Odense oo si habsami leh u socda (Masawiro)

February 13, 2016 - Written by Editor

12483129_975977509134160_937641091_oWaxaa si habsami leh uga socda magaaladda Odense ku taala Bartamaha wadanka Denmark Mu’tamarkii Dhalinyarada ee Denmark. Waa Mu’tamarkii 8aad, waxaana la qabtaa week-ga todobaad ee sanad kasta.
Mu’tamarka waxaana ka qayb gala da,yar aad tiro badan oo ka kala yimaaada wadamada Skandanavian-ka iyo wadamada dariska la ah.
Sanadkan Cinwaanka Mu’tamarku waa: Halbeega nolasha. (ميزان الحياة)
Waxaana ka soo qayb galay culumada kala ah .
1- Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil (Somaaliya)
2- Sh. Dr. Cali Maxamed Saalix (Norway)
3- Sh. Waseem Kempson (UK)
4- Sh. Abdirahman Abyad ( Denmark)
5- Sh. Mustafa Abuu Rowda ( Denmark)
6- Sh. Waseem Ranna ( Denmark)
7- Dr. Abdi Farax Taano (Denmark)
8- C/llaahi Sh. Xambali (Denmark)

Sanadka waxaa hoolka Mu’tamarka lagu qabtay soo buux dhaafiyay dhalinyaro doonayso inay ka faa,iidaystaan culimadooda iyo aqoonyahanadooda ka soo qeyb galay Mutamarka.

Masjidka Iqra
Odense
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online