Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo qaliin lagu sameeyey Sh Aad buu u caafimaad qabaa

February 3, 2016 - Written by Editor

umalSheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu baryahaan danbe u joogay dalka India xaalada Caafimaad waxaana Sheekh lagu sameeyey qaliin dhanka kilada ah oo buro yar laga jaray xaaladiisa caafimaadna aad ayey u fiicantahay .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada Soomaaliyeed ee sida weyn ay  u jeceshahay umada Soomaaliyeed waxaan alle uga baryeynaa in Sheekh alle siiyo Caafimaad taam ah.

Shabakada Wararka Halgan.net ayaa xiriir la sameyn doonta Sheekh Maxamed Cabdi Umal hadii alle idmo dhawaan

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online