Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya diyaaradii Daallo ee la qarxiyey (Daawo)

February 7, 2016 - Written by Editor

daaloXukuumada DFS ee ayaa sheegtay in baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyey qaraxii ka dhacay diyaaradda Daallo Airline toddobaadkii hore ayaa waxaa ay sheegeen in uu ahaa qarax lagu soo xiray Kumpuyutarka nooca gacanta.

Wasiirka gaadiidka cirka iyo duulista hawada Cali Axmed Jaamac (Jangeli) ayaa u sheegay saxaafadda in walxo qarax la soo geliyey gudaha diyaaradda waxaana uu shaaciyey in ciidanka amaanka ee DFS ay gacanta ku dhigeen dad lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen qaraxa .

Dhanka kale hay,da nabadsugida ee DFS NISA ayaa shaacisay maanta Muuqaal ay duubeen Kaamirooyinka Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde .

Hoos ka Daawo Muuqaalka ay baahiyeen NISA lagu faafiyey warbaahinta ay gacanta ku heyso DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online