Madaxweynaha Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed oo gaaray Addis-ababa

April 30, 2016 - Written by Editor

C-kariin-GuuleedAddis-Ababa:-Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu horkacayo  ayaa gaaray galabta  magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya.

Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa waxaa sidoo kale uu gaari doonaa  magaalada Jig-jiga ee xarunta is-maamulka Soomaalida Itoobiya waxaana uu kulan la qaadan doonaa Madaxweynaha Cabdi Cumar Iley waxayna ka wada hadli doonaan dagaaladii ka dhacay deegaanka Dac-dheer .

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya  wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan maamul-goboleedka Galmudug.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online