Wasiirada arrimaha dibedda DFS iyo Wasiirada arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta kulmay.

April 27, 2016 - Written by Editor

????????????????????????????????????

Muqdisho:-Wasiirka arrimaha dibedda ee dowlada federaalka Soomaaliya Cabdislaam Cumar Hadliye iyo dhigiisa wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ee dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Cabdullahi bin Zayed Al Nahyan ayaa waxaa ay kulan gaar ah ku yeesheen magaalada Abu Dhabi.

Wasiirada arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta Bin Zayed Al Nahyan iyo wasiirka Arimaha dibedda ee DFS ayaa waxaa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta .

Wasiirka arrimaha dibedda ee DFS Cabdislaam Cumar Hadliye ayaa waxaa uu amaanay sida dowlada Imaaraadka Carabta ay u garab taagan yihiin Soomaaliya wuxuuna amaanay dowlada iyo shacabka Imaaraadka Carabta .

Wasiirada arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta Bin Zayed Al Nahyan ayaa amaanay horumarka ay DFS ku talaabsatay iyo heshiiska laga gaaray qaabka doorashada 2016.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online