Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Qalabka lagu dhisi doono waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(May 2, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland  Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa maanta 2-May-2016 waxa uu kormeeray qalabka lagu dhisi doono waddada Ceel-daahir ilaa Ceerigaabo oo dhowaan ay soo iibsatey dawl
Ciidanka DFS oo Dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalka Shabellaha Dhexe
(May 2, 2016)
Ciidanka DFS ayaa waxaa uu dhaqdhaqaaq ciidan ka wadaa deegaano katirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ka dib dagaal culus oo dhexmaray ciidanka DFS iyo kuwa Al-Shabaab maalintii axada kaas oo dhaliyey kha
Zaylaci Academy oo soo afjartay Dawradii Macalimiinta ee dalka Danmark.[Masawiro]
(May 2, 2016)
Odense:-Waxaa shalay soo gabagaboobay Dawradii Macalimiinta ee ay Zaylaci Academy u qabatay Macalimiinta wadanka Danmark. Dawradu waxay ka dhacday Masaajidka wayn ee magaalada Aalborg, waxayna dawradu
Madaxweyne Gaas oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey dhammaystirka wejiga 2aad ee garoonka caalimaga ah ee Boosaaso.[Masawiro]
(May 2, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali  ayaa maanta 2-May-2016 garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee Boosaaso waxa uu kaga qayb galay munaasabad looga dhawaaqayey daah-fur
Munaasabad lagu soo dhoweynayey Wufuudii caalamiga ahayd ee Puntland soo gaadhey oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso.[Masawiro]
(May 2, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 1-May-2016 munaasabad soo dhoweyn ah ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Magaaalda Boosaaso wufuudii