Ogaysiis:-Mu’tamar Islaami ah oo lagu qabanayo Toronto.
(May 9, 2016)
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Jaaliyada Soamliyeed ee Toronto iyo Nawaaxigeeda ku nool in la qaban doono Mu'tamar Muhiim ah oo looga hadlayo dhibaatooyinka haysta Qoysaska iyo ubadka lagu korinayo Qu
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.[Daawo]
(May 9, 2016)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle isagoo Boqorku uu tacsi u diray umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan qoyska iyo ehelad uu ka
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wafdi ka socda Mareykanka.[Masawiro]
(May 9, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi rashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula ye
Weerar lagu qaaday xarunta Ciidamada Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada ee Muqdisho
(May 9, 2016)
Muqdisho:-Waxaa maanta qof ismiidaamiyey oo wata gaari laga buuxiyey walxaha qarxa uu weerar la beegsaday xarunta Ciidana Booliiska waddooyinka ee magaalada Muqdisho sidda ay arrinkaas u xaqiijiyeey s
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday Cusbitalka lagu dabiibayo Wasiirka Amniga Puntland.[Masawiro]
(May 9, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti ayaa maanta 09-May-2016  cusbitalka Cumar  Xasan Al-bashiir ee magaalada Jabu
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(May 9, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu magaalada Djibouti kaga soo qeybgaley xafladdii calee
Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir kuxigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
(May 9, 2016)
Cadaado:-Maxadaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Cabdikariim Xuseen Guleed ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiir kuxigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdisamad
R.Wasaaraha oo guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedaha loo jeediyay Hay’addaha Amniga
(May 9, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha amniga dalka. Guddigan oo
Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo (Daawo)
(May 9, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wuxuuna ka hadlay arimo badan wuxuuna sheegay in aysan jirin wakh
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay bannaanka hore ee xarunta taraafikada
(May 9, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku dhimatay  saaka qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay  bannaanka hore ee xarunta taraafikada, oo ku taalla de