Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe
(May 14, 2016)
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa mar labaad saaka dib ula wareegay, deegaanka Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe ka dib dagaal dhexmaray ciidanka DFS iyo Al-shabaab sida ay warbaahinta sarkaal