Mu’assasada Al-karam faraca Gobolka Sool oo dowro u qabtay Ducaada Masaajidda Laascaanood.[Masawiro]
(May 21, 2016)
Laascaanood :-Mu'asassada Al-karam faraceeda gobolka sool ayaa dawro soconaysay labo maalmood u soo gaba gabey sey khudabada , imaayadda iyo mu'adiniinta  masaajida magaalada Laascaanood ee xarunta G
Madaxweynaha DFS oo dhagax dhigay dhismaha lagu ballaarinayo isbitaalka Sheikh Zayed (Masawiro)
(May 21, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo isbitaalka Sheikh Zayed ee magaalada Mu
Wareysi: Aabaha dhalay 2 Wiil oo loo heysto Argagixisnimo.[Dhagayso]
(May 21, 2016)
Minneapolis:-Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka, waxaa weli ka socota dacwadda saddex dhalinyaro ah oo Soomaali oo loo haysto inay doonayeen inay ku biiraan ururka ISIS iy
Jubbaland oo ka digtay in wax laga bedelo hishiiyadii ay Madaxda Soomaalidu ku gaaren Garoowe iyo Muqdisho
(May 21, 2016)
Kismaayo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay galabta Dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ka digeen in wax is bedel ah lagu sameeyo hishiisayadi ay Madaxda Soomaalida ay horay ugu gaareen magaalooyinka
Issimo iyo Cuqaal ka kala yimid Gobollada Soomaaliya oo gaaray Qardho.[Video/Masawiro]
(May 21, 2016)
Qardho:-Waxaa magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ku sii qulqulaya Issimo fara badan oo ka kala imaanaya gobollada Soomaaliya ka dib markii uu Boqor Burhaan Boqor Muuse uu ku baaqay Gogol ay o
Baarlamaanka oo Aan Wali Anisixin Heshiiskii Doorashada (Dhageyso)
(May 21, 2016)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si lama filaana ah usoo xiray fadhigii baarlamaanka iyo dooddii xubnaha ay ka yeelan lahaayeen ansixinta heshiiska qaabk