Warbixin 2015 Gudiga afurinta ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.[Masawiro]
(May 28, 2016)
Boosaaso:-Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isugu jira Soomaali aan awoodin inay afuraan iyo Oromo iyo Yemaniyiin magaalada Boosaaso ku soo qaxay. Sanadkii Hore waxaa la afuriyey
Mac-Hadka Daarul Qalam ee Garowe oo Ardaysiisa u qabtay Xaflad Lagu soo Xirayey Sanad Dusiyeedkiisa.[Masawiro]
(May 28, 2016)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qayb galeen Macalimiin Culima Aw diin xubno ka socda Mu’assada Al-minhaaj Bahda Abwaaniinta iyo marti sharafÂ
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo waraysi gaar ah siiyey golaha 88[Dhagayso]
(May 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi khaas ah siiyay Golaha88 ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh ee goorta ay dhacayso door
Madaxweynaha dawladda Puntland oo safar ugu Amba baxay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(May 28, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta  28-May-2016 ka amba baxay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland isagoo kusii je
Live Daawo Mutamarka Dhalinyarada Ee haatan ka socda magaalada Malmo (Dhamaad)
(May 28, 2016)
Malmö:-Mutamarka Dhalinyarada ee magaalada Malmo ayaa haatan si rasmi ah uga bilaawday magaalada Malmo ee dalka Sweden waxaana ka soo qeyb galay sanadkan culumada kala ah. 1-Sh Dr Cali Maxamed Saa
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Huda Finland Sh Cabdiweli Sh Maxamed (Daawo)
(May 28, 2016)
Finland:-Waxaa idin soo gubineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Huda ee magaalada Helsinki ee dalka Finland, waxaana khudbada soo jeediyay Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf. Sheekh Cabdiwel