Madaxweynaha dawladda Puntland iyo danjiraha dawladda Turkiga ee Soomaaliya oo kulan gaar ah wada qaatay.[Masawiro]
(May 31, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u joogaa magaalada Muqdisho ayaa maanta 31-05- 2016 kulan quraac sharaf ah la qaatay danjiraha dawladda Turkiga u f