Dugsi ku yaal California oo (DAACISH) gabar muslimd ah ku magcaabay

May 13, 2016 - Written by Editor

xjaabCalifornia :-Iyadoo ay dadka wax indha indheeyaa ku timaameen dhacdadan mid ka tarjumaysa midab takoorka ka ka jira wadamada reer galbeedka  ayaa School ku yaal California wuxuu ku magcaabay Gabar Muslimad ah (ISIS) oo ah magaca ururka (DAACISH) marka la soo gaabiyo,, horjoogayaal Maraykan ah ayaa waxay sheegeen in  Dugisigu ka codsaday ardayda soo celinta 300 oo Nuqul kana mid ah rajistarka sanadlaha ee ardayda magacyadooda iyo sawiradooda  lagu qoro kaas oo lagu qoray magacaas gabar muslimad ah oo xijaab ka xirata si kama ah.

Magacaan ayaa lagu hoos qoray  gabadhan oo dhoola caddaynaysa  (ISIS Philips) ka dibna ardaydayadii waxay soo dhigtay sawirkii iyo magicii barasha bulshadu ku kulan to (Social Media)ha. Joornaalka loo yaqaan  (Los Angeles Times) ayaa sheegay  Mathieu Holton madaxa Gobolka in gabadha magaca loogu qoray si kama ah taas oo uu sabab uga dhigay in ay jirto gabar kale oo magacaas leh (ISIS).

Si kastaba ha ahaatee maamulkii Dugsiga ayaa ka dalbay ardayda heshay Copy ada Buugga in ay soo celiyaan si loo saxo taas oo lagu dhejinayo magaceeda oo Sticker ah, maamulka dugsiga oo ay dhigtaan in ka badan 3000 kun oo arday waxay joojiyeen qaybinta Nuqlo kale oo ka mid ah register ka kaas oo uu ku socdo sixitaan.

 Mohamed Isse
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online