Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Huda Finland Sh Cabdiweli Sh Maxamed (Daawo)

May 22, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-04-29-08h37m53s107Finland:-Waxaa idin soo gubineynaa Khudbadii Jimcaha  Masjidka Al-Huda ee magaalada Helsinki ee dalka  Finland, waxaana khudbada soo jeediyay Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf. Sheekh Cabdiweli ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay Suuratul Qaaf waxaana qaybtii 8 aad .

Qeybta 8aad ee Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Huda ee Finland ayaa waxaa ay ahayd mid taabatay qof kasta oo Muslin ah waxaana la isku xasuusiyey dhimashada ,xisaabta  iyo qeybaha ay u kala baxayaan dadka.

Ilaahay Waxaan ka baryeynaa Khaatumo wanaagsan  iyo in alle dhamaanteen naga badbaadiyo naarta nala galiyo Janadiisa. Aaaamiin.

Hoos Ka Daawo qeybtii 8aad ee Suuratul Qaaf iyo Sh Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf

Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online