Khudbadii jimcaha Masjidka Al-hudaa ee Helsinki Sh.Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yusuf.[Daawo]

May 1, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-04-29-08h33m20s56Helsinki:-Waxaa khudbadii jimcaha Masjidka al hudaa Helsinki ka jeediyay Dr Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf Wuxuuna Sheekha kaga Hadlay Q 5 Aad Suurada Qaaf Sidii Aad hora uga daawateen Halgan.net .Khudbadii Jimcaha waxaa kale oo Sheehu uga hadlay aadna ugu dheeraaday Awoodaha Alle swc Iyo Nicamka uu Alle Umada Islaamka ah siiyey waxaana Sheekhu tusaale u soo qaatay Biyaha oo ah nolol weyn oo aysan ka maarmin dad iyo duunyo.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha Carabi Q 5 Aad Surati Qaaf Sh Cabdiwali Sh Maxamed

YASIN CABDI AXMED

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online