Mac-Hadka Daarul Qalam ee Garowe oo Ardaysiisa u qabtay Xaflad Lagu soo Xirayey Sanad Dusiyeedkiisa.[Masawiro]

May 28, 2016 - Written by Editor

5Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qayb galeen Macalimiin Culima Aw diin xubno ka socda Mu’assada Al-minhaaj Bahda Abwaaniinta iyo marti sharaf  kale oo badan. Machadka Daarul Qalam oo la furay saddex sano ka hor ayaa Mudadii uu Jiray gaaray guulo wax ku ool ah waxaana markiisii hore lagu furay hal qol iyo 10 Arady Haddana waxaa uu degan yahay Machadku Dhisme Weyn Islamarkaana waxaa wax kabarta 110 Arday Oo wada Dumar ah.

Mudadii ay socotay Xafladu waxaa Ardayda la weydiiyay su’aalo ka koob naa Cilmigii ay barteen halkaas oo Gabdhuhu soo jeedsheen Cilmigii ay ka dhaxleen Mah-hadka Daarul qalam. Machadka Daarul Qalam waxaa lagu  bartaa Culuumta Shareecada Isla markaasna waxaa dhamaan martidii goobta ka hadashay ay Qireen Machadka Daarul Qalam Iyo Dowrka Lixaadka ka leh ee uu kaga jiro Bulshada.

Ugu danbayntii waxaa goobta Mahad celin ka soo Jeedshay Macalim Maxamuud oo ah Maamulaha Daarul Qalam  waxaana uu Bulshada u soo Jeedshay in ay ka qayb qaataan Dhisme cusub oo Machadku gooni u leeyahay waxaana uu xaqiijiyay Maamule Maxamuud In ay  ku gudajiraan Habkii Uu Machadku u yeelan lahaa Dhisme cusub  xafladuna waxaa ay ku soo xiran tay jawi wanaagsan.

Nuur Jaamac Aadan
Garowe , Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online