Mu’assasada Al-karam faraca Gobolka Sool oo dowro u qabtay Ducaada Masaajidda Laascaanood.[Masawiro]

May 21, 2016 - Written by Editor

13246101_784415675026808_1465160306_nLaascaanood :-Mu’asassada Al-karam faraceeda gobolka sool ayaa dawro soconaysay labo maalmood u soo gaba gabey sey khudabada , imaayadda iyo mu’adiniinta  masaajida magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.  Dawradaan oo diirada lagu saarayey dawrka masaajidda ee tawjiiha umada ayaa waxaa ka soo qayb galey inta badan masuuliyiinta masaajidda Laascaanood , iyadoo lagu qaatey casharo muhiim ah oo ay soo jeediyeen culimo waaweyn sidda Dr.Axmed Jamac Ismail Mire iyo Sh Maxamuud Maxamed Xaliike .

Gudoomiyaha Mu’assada Al-karam faraca Gobolka Sool Siciid Muuse x Nuur ayaa til maamey in muasasdu ay aad uga shaqayn doonto siddii ay masaajidu isugu xirnaan lahaayeen iyo sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo xirfadaha dadka gacanta ku haya masaajiida.

Mu’assasda alkaram
Lascaanood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online