Muxaadaradii 1aad Nadwada ka socta Masjidka Abubakar Maqaasida Shareecda Sh Cabdi Qorane (Daawo)

May 5, 2016 - Written by Editor

13124800_962318983889768_7451555665610214602_nBurtinle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii koowaad ee xalay laga jeediyey Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle waxaana jeediyey Sulaad Sh.Cabdi Qani Qorane waxaana uu ka hadlay Maqaasida Shareeca iyo xifdinta ruuxa Muslinka .Sheekh Cabdi Qani Qorane ayaa waxaa uu muxaadarada si faahfaahsan uga hadlay Maqaasida Shareecada waana muxaadaradii ugu horeysay ee xalay laga jeediyo Nadwo cilmiyeedka ka socta Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle.

Hoos ka Daawo Muxaadarada uu xalay ka jeediyey Nadwada ka socota Degmada Burtinle Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane Xafidahulaah.

Halgan.net
Burtinle

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online