Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda dadweynaha ku nool Gobolka Cayn[Daawo]

May 24, 2016 - Written by Editor

ogeysiisBuuhoodle:-Waxaa la Ogeysiiayaa dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka Cayn in Cubitaalka Buuhoodle Health Centre oo kaashanaya Hay’adda SAVE VISION MAN HAL  ayaa waxay dhawaan ka fulin doonaan qalin bilaasha oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadka araga naafada ka ah. Qalinkaan oo qayb ka ah qaliinada Bilaash ka ah ee ay Hay’adda samafalka ee Manhal ka fuliso guud ahaan gayiga Somalia sanad waliba dhawr jeer. Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxaa ay nasiib u heshay inay hesho 200 oo qof oo si lacag la’aan ahaan loogu samayn doono qalliinka indhaha.

Ugu danbanytii waxaa ay maamulka Sare ee Cusbitaalka Buuhoodle Health Centre uu ugu baaqayaa inay ka faa’idaystaan bulshada gobolka Cayn.

Hoos ka Daawo Ogeysiiska Cubitaalka Buuhoodle Health Centre

KALA XIDHIIDH 0633705568 ama 794698

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online